Wax Baa Salag leh!!!
Sheeko Maada iyo Madadaalo. Wiil yare oo daganaa degmada Hodan Xaafada ka mid ayaa lumay, raadin dheer ka dib cidiisa way ku daalin, wiilka walaalkiisa oo aad u isticmaala Mereaaha bulshada (Socail Medai) ku kulmaan ayaa qoyskii ku dhahay aalada Facebook ayaa ka baafinayaa walaalkay. Marka facebook laga baafiye oo dad badani wadageen xogtiisatiisa ayaa maalinkii xigtay wiilka la helay, oo cidiisa lagu soo celiye hasa ahaatee qoraalkii iyo sawir wali dad cusub sii wadaagaaye. Arinka qosal badan ayaa aha ayadoo ka soo wareegtay asbuucyo ayaa canuga markii qor ku arko meel ka baxasan D. hodan wiilka istaajo oo waca teleefanka lagu baafiyee oo facbook yaalay ilaa cidii daashay wiilka marku rabay inuu iskuulka ama meel xaafada ka baxsan aadayo qof la raacsiiyo. Waa iga tusaalee aan u soo dago dulucda aa sheekaa usoo qaatay, doorasha soomaaliye iyadoo sandkii tagay dhaaadkiisa lahu heshiiye qaabka loo galay ayaa maalin kasta waxaa maqalan siyaasi dhahay waa t...