إذا كنت بالله مستعصمافماذا يضيرك كيد العبيد
إذا كنت بالله مستعصمافماذا يضيرك كيد العبيد. 🚫 Baryahaan waxaa soo batay dad badan oo culumada muslimiinta ah u gafaaya. ANIGA OO TAAS KA DUULAYA WAXAAN SOO JEEDIN LAHAA 2DAAN TALO. 1. Talada 1aad. (waxaan u jeedinayaa dhamaan umada soomaliyeed). - Dadwaynoow ka digtoonaaada Nooc kasta oo dulmi ah oo ka dhan ah Culimada. -Waa kuwii anagoo mugdi ku socona gacanta na qabtay oo na tusay xaqqa. -Waa kuwa har iyo habeen waqtigooda galiya, u dhafra, xaasaskooda iyo caruurtooda aan waqti u helin si uu guto amaanadii Rasuulka "SCW" nawada saraay. 2. Talada 2aad. (Waxaan u jeedinayaa dhamaan culimada soomaaliyeed). - Inkastoo aan lahayn cilmi igu filan balse waxaan jecleystay inaan taladaan Culimadeena aan jecelnahay la wadaagno meelkasta oo ay joogaan. -Taladu waxa ay tahay dhamaanteen waxaan nahay muslimiin alxm Suniyiin alxm( inkastoo baryahaan Shiico soo ifbaxday iyo kuwa sheeganaya Christianity Wal-ciyaadu Bil-Laah). Marka laga reebo intaa kaliya waxaan ku kala d...