Dulmi iyo Dowladnimo
Soomaali diyaar ma u tahay in laga bilaawo ee Dahada Dadka Dambiyada kagalay Dalka iyo Dadka.
In ka badan 30 sano ayaa waxaa dalka ragaadiye Dagaalo sokeeye, hada u xuubsiibtay dagaal diimeed, Siyaasaadeed, iyo mid dhaqaale.
Hadaba anigaa og heerka cadaalada dalka ma lees dhihikaraa waxaa xiligaa mudnaa ina la soo taag fagaaraha cadaalada dhamaan shaqsiyaadka goboodfalada (Dambiya) ugeestay dadka iyo Dalka.
Caqabada hortaagan Cadaalad marsiinta Dambiilayaasha waxaa ka mid aha.
1: Qabyaalada
Anigoo hada aan magac dhaween shaqsi Gawood falka geystay, qabyaalada ayaa ah tan ugu ugu weyn ee hortaagan in qolqgu ee deeyo inaa dambi kagalay dalka, waxaa la kulmee colaadin ama dagaal cagan ka haal ah haa dhahdo helbal oo dalka dhan ogyihiin wuuxuu gala am gudo, waa dambiile galay dambigaas.
Ku darso qof kugu colaadinaayo lagayaabee inaa aqoon iskaleeh qofka uu difaaay kale waa reerkan ujeedadiisatahay.
Iyo ina qabiol walbo uu soo gaab isaa kan ugu xun dadka horay usoo dhibaateeye si uu wax ee qax ugu yeereen uga soo dhiciyo Dowlada markaa la dhisaayo. Marka hadaa qofkaa wax ku tilmaam waxaa maagtay Reer hebal.
Waxaa soo xusuustay tix uu Abwaan tima cade horay umariye " Dugsi malahan Qayaalad waxay dumiyo Mooyaane".
2: Majiraan Diiwan lagu Qoro Qofka dalka dambi ka galo?
Waxaa mudan ina lees waydiido ma jiraa Gal ama Diiwaan lagaliyo shaqsiyaadka dalka gawoodfal ka gayta?
Ogaanteetay ila ma ahan inuu jiro waxaase laga maar maan ah in la helo qofka Dambiga galai waqtiga iyo Goobtuu ku galay iyo dhibanayaasha falka ku dhacay.
3: Nidaamka Dowlada oo Hooseeyo
Horaantii 1991 waxuu dalka galay nimaad dowlada nimo aan hubanee sida daraadee waxaa fududaatay ina dowlada walbo la dhisaayo ee hormuud ka noqdaa Shaqsiyaakii ama kooxo Dalka iyo Dadka dhibaatooyiin huwiye (gaarsiiye).
Waxaa i adkaanayso isla arkaa in nidaamka cadaalada dalka la dhiso si hufan.
Ama shaqsiyaad kaa ee helaan xasaanad aan lagula fududaan karin ee deen iyo Xisaabtan dhab ah.
Gunaada aqristoo adiga Maxee kula tahay hal iyo labo nooraaci.
MAHADSANID
W/Q: Cumar Max'ed
Faruck.

Comments
Post a Comment