Posts

Showing posts from April, 2020

Maan Rageed waa Muda-yo Afkiis

Waxa maqli jiray hadaa aragto labo dhaxal ku murmayaan waxaa isku tihiin lama dhaho. Hada Dowlada Fedaraalka iyo D.gobaleedya waa labo dhalatay dhaxal ku muhrasan waalid ku soo bax oo kala dhaxgalo ma qabaa layaabse Caqli iyo Tanaasil majaro sheekada waxee noqotay "Maan Rageed waa Muda-yo Afkiis". Hadaan Warka biyo dhaciisa daaha idinka qaado, waxaa laga maar maah eh Doorshooyin soco lees ku fahmo meesha wax loowada. Hadaa fiiriso suda wax u soo dhaceen hal iyo labo aa ka tilmaaye. 1. Dagaalkii Siyaasadee Ee KG iyo Doorashadi ka Dambeesay. Dabayaa qadii 2018 waxaa lees ku qabsaday hanaankee loo marayo dhisamad D.gobaleed KG, waxii la dagaalama waxaa daaqasa ka baxay Rogcadaa Siyaada Soomaaliye Tabanneeyo ku dhaxjiray Waana Shariif Xasahn Sh Aadan. Ka dib waxa bilowday loolan xoogan oo cidwali ka dharagsantay wixii dhacay, marabo hada inaa dib ugu noqto. Waxaasse kaloo in farta lagu fiiqo mudan doorashada dhaxday, mana noqo nid wax midsay haseyeeshee dhabkii ayee si...