Fahanka waa haybad uu Alle ku manaysto Shaqsiga.
Sheeko Dhaxmartay Imaan Abuu Xaniifa iuo Nin Su aal waydiiye. "جاء رجل إلى الإمام أبي حنيفة النعمان وقال له : إذا نزعتُ ثيابي ودخلتُ النهر أغتسل فإلى القبلة اتوجه ام إلى غيرها ؟ فقال له الامام : الأفضل أن يكون وجهك إلى جهة ثيابك لئلا تُسرق"! Nin baa barai u yimid Imaam Abii XANIIFA waxuu ku yiri: hadaan dharka iska siibo Wabiga aan galo si aan u qabaysto qiblada miyaa ujeesanaa ama waan ka jeesanaa? Imaam Abii XANIIFA ugu jawaabay: wajigaa ujeedi dharkaaga dhinaca dhigaay, si'aan lagaaga XADIN. Fahamka saxda ah ee Islaamku waa u muhiim ku dhaqankiisa. GOOL IYO GOBAMIMO W/Q: Cumar Max'ed Faruck WABI LAAHI TOWFIIQ.