Posts

Showing posts from May, 2023

15 MAY SYL

Image
 MAY 15 • Maanta maxaa ku asteesan? • Yee ahaayeen 13kii Dhalinyaro ee SYL? • Muxuu ahaa Hadafkoodi? • Mirihii Guusha mahanteen? • Maxay naga MUDANYIHIIN hadaa nahay Jiilka joogta hada? • 13kii SYL magacyadood. Maanta waxay Ummadda Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhida, isla markaasna kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii xoriyadda Ummadda Soomaaliyeed ay hanatay sanadkii 1960-kii. Xoriyaddii Ummada Soomaaliyeed ay hanatay sanadkii 1960-kii waxaa loo soo maray halgan aad u dheer oo dhiig badani ku daatay, isla markaasna halgamayaal fara badani ay maalkooda iyo naftooda u hureen, si Ummadda Soomaaliyeed ay u helaan xornimo, iyadoo xilligaasi ay aheyd xilli ay qaaraddan Afrika ay si weyn ug halgameysay xoriyadda iyo inay iska qaado heeryaddii gumeysatayaashii reer Yurub oo xoog ku heystay. Xilligaasi waxaa qaaradda Afrika ka shidnaa shulcad loogu magacdaray {Kacdoonkii Xoriyadda ee Afrika}. Maanta oo kale 15-kii bishii May sanadkii 1943-dii waxa...

KUD KA GUUR OO GANJO U GUUR".

Image
 KUD KA GUUR OO QANJO U GUUR".      BELADWAYN. Magaalada Beladweyn  waxay unugu shahay Fatahaad ka dhaalato Wabiga Shabeele. Shantiin sano u damaysay magaadala waxaa looga qaxay fatahaado tiro kabadan 3 jeer, mida manta taagan waa mid ka mid ah mar xaladihii ay mareeso midii ugu adag. Mudo 3 bil oo magaalada aan joogay iyo shalay oo ka soo tagay magaalada waa kaaf iyo kala dheeri.  Gabi ahaan magaalada waxaa saameeye fatahaada, dadkii biyaha ka soo qaxay oo maciin biday duleed magaalada gaar ahaan Ceel-jeel waxee joogaan (Oonleey)biyo la'aan aad udan ayaa haysayso Allaah ayaa deeqi karo adoomadiisa. Maamul iyo masuul u kacay malahan dadkaa  in gurmada lala gaaro, shaqadii madaxda Hirshabeel iyo tan gobalka waxaa ka badi waysay inay Sawiro ku galaa biyaha dhexooda iyo goobaha dadka ee barakeen. BELADWYN CIDNA UMA MAQNO CEELE UMA QODNO.  Dadka soo barakacay waxaan Xaal kooda ku qiimeelanaa " KUD KA GUUR OO GANJO U QUUR".