KUD KA GUUR OO GANJO U GUUR".
KUD KA GUUR OO QANJO U GUUR".
BELADWAYN.
Magaalada Beladweyn waxay unugu shahay Fatahaad ka dhaalato Wabiga Shabeele. Shantiin sano u damaysay magaadala waxaa looga qaxay fatahaado tiro kabadan 3 jeer, mida manta taagan waa mid ka mid ah mar xaladihii ay mareeso midii ugu adag.
Mudo 3 bil oo magaalada aan joogay iyo shalay oo ka soo tagay magaalada waa kaaf iyo kala dheeri.
Gabi ahaan magaalada waxaa saameeye fatahaada, dadkii biyaha ka soo qaxay oo maciin biday duleed magaalada gaar ahaan Ceel-jeel waxee joogaan (Oonleey)biyo la'aan aad udan ayaa haysayso Allaah ayaa deeqi karo adoomadiisa.
Maamul iyo masuul u kacay malahan dadkaa in gurmada lala gaaro, shaqadii madaxda Hirshabeel iyo tan gobalka waxaa ka badi waysay inay Sawiro ku galaa biyaha dhexooda iyo goobaha dadka ee barakeen. BELADWYN CIDNA UMA MAQNO CEELE UMA QODNO.
Dadka soo barakacay waxaan Xaal kooda ku qiimeelanaa " KUD KA GUUR OO GANJO U QUUR".



Comments
Post a Comment