Posts

Showing posts from November, 2020

DALJIRKA DAAHSOON #4

 Waa Kuma  Cumar Carte Qaalib ? (Taariikh kooban ) Cumar Carte Qaalib ,  waxa  uu ku dhashay  magaalada Hargeysa  sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay Hargeysa , waxa la sheegay in uu ka  baxay dugsi sare oo ku yaalla magaalada   Cadan  ee dalka Yemen, markii dambe waxa  uu wax ku bartay jaamacada Bristol ee dalka  Ingiriiska . Markii uu soo laabtay 1950-yadii  waxa  uu maamule ka noqday dugsi ku yaalla magaalooyinka  Laascaanood , Hargeysa  iyo Berbera , Ingiriiska  ayuu ku noqday sannadkii 1956   isaga oo takhasus ku sameeyay waxbarashada sare ,  waxa  uu soo laabtay sannadkii 1958   oo loo magacaabay maamule ku xigeenka  dugsigii dhexe ee  Sheekh , markaa dib  waxa  uu maamule ka noqday dugsi hoy ahaa oo ku yaalla magaalada Gabiley. Waxa  uu ka  tirsanaa  xisbi la odhan jiray United Somali Congress , markii...