Fahanka waa haybad uu Alle ku manaysto Shaqsiga.
Sheeko Dhaxmartay Imaan Abuu Xaniifa iuo Nin Su aal waydiiye.
"جاء رجل إلى الإمام أبي حنيفة النعمان وقال له : إذا نزعتُ ثيابي ودخلتُ النهر أغتسل فإلى القبلة اتوجه ام إلى غيرها ؟
فقال له الامام : الأفضل أن يكون وجهك إلى جهة
ثيابك لئلا تُسرق"!
Nin baa barai u yimid Imaam Abii XANIIFA waxuu ku yiri: hadaan dharka iska siibo Wabiga aan galo si aan u qabaysto qiblada miyaa ujeesanaa ama waan ka jeesanaa?
Imaam Abii XANIIFA ugu jawaabay: wajigaa ujeedi dharkaaga dhinaca dhigaay, si'aan lagaaga XADIN.
Fahamka saxda ah ee Islaamku waa u muhiim ku dhaqankiisa.
GOOL IYO GOBAMIMO
W/Q: Cumar Max'ed
Faruck
WABI LAAHI TOWFIIQ.

Comments
Post a Comment