Maan Rageed waa Muda-yo Afkiis

Waxa maqli jiray hadaa aragto labo dhaxal ku murmayaan waxaa isku tihiin lama dhaho.
Hada Dowlada Fedaraalka iyo D.gobaleedya waa labo dhalatay dhaxal ku muhrasan waalid ku soo bax oo kala dhaxgalo ma qabaa layaabse Caqli iyo Tanaasil majaro sheekada waxee noqotay "Maan Rageed waa Muda-yo Afkiis".
Hadaan Warka biyo dhaciisa daaha idinka qaado, waxaa laga maar maah eh Doorshooyin soco lees ku fahmo meesha wax loowada.
Hadaa fiiriso suda wax u soo dhaceen hal iyo labo aa ka tilmaaye.

1. Dagaalkii Siyaasadee Ee KG iyo Doorashadi ka Dambeesay.

Dabayaa qadii 2018 waxaa lees ku qabsaday hanaankee loo marayo dhisamad D.gobaleed KG, waxii la dagaalama waxaa daaqasa ka baxay Rogcadaa Siyaada Soomaaliye Tabanneeyo ku dhaxjiray Waana Shariif Xasahn Sh Aadan.
Ka dib waxa bilowday loolan xoogan oo cidwali ka dharagsantay wixii dhacay, marabo hada inaa dib ugu noqto.
Waxaasse kaloo in farta lagu fiiqo mudan doorashada dhaxday, mana noqo nid wax midsay haseyeeshee dhabkii ayee sii hurisay waxeena noqdeen dadkii kuwa ku gubta iyo wax ka carara dabkaa.

2. Doorashooyinkii Kaftan ee Jubba-land

Waxaa jirto maahmaah Soomaaliyee oo ah Dharigii Faro bato wuu Fuudh Xaraareeyaa.
Waxa layaab noqotay ina Magaalada kismaayo ee Caado ka noqotay khilaafla doorashooyin ayadoo 2013 aas aaskii D.gobaleedkaa laga dhaxlay khilaaf sabay gacan ka hadal, wili leesma waydiina dadkii waxyeelada kasoo gaarta waqtigaa.
Meeshii horay looga socon lahaa waxee noqotay in masiirka Bulashadaa reer Waamo kafta iyo cayaar laga dhigo, mara inaa ku dheeraado.

3. Dhoola-tuska ka socda Galmudug iyo Doorashada 2021.

Waxa ka socda Galmudug waxaa layaabkii ugu darnaa loolan siyaasadeed aanan leesgu turin, Dan guud laga raadin
Aniga soo aragnay waxa ka soo dhacay KK iyo Jubba-land hase waxaa muuqaata inaa wax leesug harin.

Sanad ka hor waxaa lagu wada loolamay Punt-land oo an is leeyahay waa maamulka kaliya ee hana qaada iyo qaan-gaar siyaasade ka muuqda. Laakin waxa hada ka dhacaya Galmudug waxaa ku tilmaami karaa Dhoolatus Siyaasadeed iyo Olala loogu jura doorashada soo socota 2021.
Waxa dhici doona iyo wabiga yaaweena la arki Dooneese.

Gunaada
Waxaa is waydiin mudan waxa haray ee hada olalaha Doorashada soo socoto lagu gali doono, doorashadan oo noqo doonto mid Xildhibaan ee soo doortaan dad oo ku matalo deegaanka waxa nasoo maray Siyaasiyiin lagu taageeray
• Wadaniyad
• Diin
• Wax qabad
Dhamaanse waa la arkay waxeey galeen iyo waxa gudaan. Waxaase shaki iiga jiro inay doorasha Ka dhaxdo Dalka Waqtiga loogu talagaya iyo Sida ugu haboon, La arkidoonee dhintaaba La aasidoone.

DHAMAAD.



Comments

Popular posts from this blog

Cilmiga Falag(Xidigis)

Cilmiga Falag(Xidigis) Qaybya 2AAD

Sooyaalka Magaalada Xamar