Ma farxad baa Mise Qalalaaso!🤔?
Barbaarinta (Abaabinta) caruurteen ee maalmaha farxada Ciida islaamka (Fatiri iyo Carfo) ayaa u ekaado Maalmalo Dagaal.
Marka Salaad Ciid la tukdo waxaa indhahaaga Qabanaayo Caaruur yar yar iyo Rooron aa ku huben Aalada Mac mac ah ku waa oo laga soo samyay dhamaan HUBKA niicayiidisa Fudud sida kaafa muuqato Sawirda hoos ku xusun.

Dhiwaatooyi laga dhaxlo waxaa ka mid ah.
1. Dhiwaato Dhiqan dhaqaale
Ugu waa aaladaha dhaqaalo badan ay ku bixiyaan waalidiinta,
Dhaqan ahan caruur lagu barbaariye farxadsiinta ciidooda Dalaag iyo Aaladasii maxaa laga filan karaa?
Taa waxaan u daadaaye Ilha aa qusayso.
2. Dhiwaabo caafimaad
Mid kamid Dhaqaatiirta ka howl gasha Isbitaalaa Xamar bartiisa Faceboog ku qoray qormadan soo socota.
"
"Saddexdan caruurta ah waxey kamid ahaayeen bukaannadii ugu horreeyay ee aan saakay ugu imid goobteyda shaqada, ayaga iyo kuwa kale oo xataa shalay la'iigu keenayay hoygeyga waxey intuba la xanuunsanayeen dhaawac kasoo gaaray indhaha oo ey sababeen baskooladaha kuusha.
Qaarkood ayaa nabarro ka gaareen bu'da madow, qaarkood indhaha ayuu dhiig uga furmay, intaas oo dhaawac ah waxaa sabab u ah waalidiinta caruurta u iibinaya baskooladahan, iyo ganacsatada suuqa soo galisa si ey faa'iido uga raadiyaan waxyeellada caruurteenna.
Waxaan sanad kasta cusbooneysiinnaa baaqeenna ku aaddan arrintan, balse inta maqasha ayaa gaaban"
https://www.facebook.com/368245979931282/posts/2982392195183301/
Dr Ahmed Xalaal
Gunaanad.
Dalka waxaa sibuuxa u maamula Dowlad taa oo til kasaaranyahay bad qabka Bushalka Caruur iyo Cirooleba, walo horay ayaa u jirtay Go aan Wasaarada Ganaxsiga Ku Joojisa Soo Dajin Aaladahaas.
GOOL IYO GOBAMIMO
W/Q: Cumar Max'ed
Faruck
WABI LAAHI TOWFIIQ.
Marka Salaad Ciid la tukdo waxaa indhahaaga Qabanaayo Caaruur yar yar iyo Rooron aa ku huben Aalada Mac mac ah ku waa oo laga soo samyay dhamaan HUBKA niicayiidisa Fudud sida kaafa muuqato Sawirda hoos ku xusun.

Dhiwaatooyi laga dhaxlo waxaa ka mid ah.
1. Dhiwaato Dhiqan dhaqaale
Ugu waa aaladaha dhaqaalo badan ay ku bixiyaan waalidiinta,
Dhaqan ahan caruur lagu barbaariye farxadsiinta ciidooda Dalaag iyo Aaladasii maxaa laga filan karaa?
Taa waxaan u daadaaye Ilha aa qusayso.
2. Dhiwaabo caafimaad
Mid kamid Dhaqaatiirta ka howl gasha Isbitaalaa Xamar bartiisa Faceboog ku qoray qormadan soo socota.
"
"Saddexdan caruurta ah waxey kamid ahaayeen bukaannadii ugu horreeyay ee aan saakay ugu imid goobteyda shaqada, ayaga iyo kuwa kale oo xataa shalay la'iigu keenayay hoygeyga waxey intuba la xanuunsanayeen dhaawac kasoo gaaray indhaha oo ey sababeen baskooladaha kuusha.Qaarkood ayaa nabarro ka gaareen bu'da madow, qaarkood indhaha ayuu dhiig uga furmay, intaas oo dhaawac ah waxaa sabab u ah waalidiinta caruurta u iibinaya baskooladahan, iyo ganacsatada suuqa soo galisa si ey faa'iido uga raadiyaan waxyeellada caruurteenna.
Waxaan sanad kasta cusbooneysiinnaa baaqeenna ku aaddan arrintan, balse inta maqasha ayaa gaaban"
https://www.facebook.com/368245979931282/posts/2982392195183301/
Dr Ahmed Xalaal
Gunaanad.
Dalka waxaa sibuuxa u maamula Dowlad taa oo til kasaaranyahay bad qabka Bushalka Caruur iyo Cirooleba, walo horay ayaa u jirtay Go aan Wasaarada Ganaxsiga Ku Joojisa Soo Dajin Aaladahaas.
GOOL IYO GOBAMIMO
W/Q: Cumar Max'ed
Faruck
WABI LAAHI TOWFIIQ.
I like no mata is problem that salutation
ReplyDeleteMasha allah horay uwad
ReplyDeleteWaxaa muhiim ah in wax laga nano arinkan.
ReplyDelete