Geedi Socdaka hanaanka Doorasho Soomaaliya.

Nidaamka dimaquraadiya ee Soomaaliya waxa uu gaaray Qaangaar, waxaa Qasab ah ina Geedi socodka doorashada in bushada lagu celiyo si ay u soodaartaan wakiilada ku matalaya Holasaada dowlada.
Si looga gudbo caqabahada hoos ku xusan ee hada dalka haysta waxaa mudan tanaasul inay muijijaan dhaacaday isku haya Siyaasada dalka.

1. Qilaafka Dolada dhexe iyo Dowlada gobaleedyada qaarkood (Pundland, Jubbaland) iyo Xisbiyada Mucaaradaka ah.
2. Awood siin Gudiga Madaxabanaan ee Dooashooyinka.

3. Dagaalka Al-shabaab.

1. Qilaafka Dolada dhexeye iyo D.gobleeyada iyo Xisbiyada.

Hanaan kala guur dhamaytiran iyo doorasha Xur iyo Xalaal waxaa laga maar aahan inay heshiishaa Dowlaa dhexe iyo D.Gobaleedya,
Maamulayaa hada ka jira hada waxay u qabsanyihiin kuwa dowlada ku dhinac ah iyo kuwa loolan kaa dhaxeeyo.
Maamulada Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo Galmudug dowlaa dhexe xiriir fiican bee laleeyihiin, halka Jubbaland iyo Puntland loolan xoogan kalandexeeyo.
Loolan si loo afjaro waxaa mudan ila meeska wadahalka leesugu yimaado.
Dhanka kale waxaa culees siyaasadee ku haya dowlada Xisbiyo oo horkacayaan Madax xilalsare dalka ka soo qabtay.
Caqabada ugu ayaa ah Qilaafka Saamilayda Siyaasadeed ee aan kor ku soo xusay talaan waxaa soo jeedinlahaa,
Dowlada, Maamul Gobaleedyaa,bulshasada Rayidka iyo Xisbiyada siyasadeed inay ka wada hadlaan hanaanka ka goorka iyadoo latixgainaayo Xaalda caafimaad ee dunida ku soo korartay iyoban amaan ee Dalk.
Aniga ahaan waxaa ku talin lahaa in Baarlamaanka iyo Dowlada muda 2 sano ah loogu daro, tankle Xukuumada ama golaha wasiirada Saami lagasiiyo Xisbiyada mucaaada ku ah dowlda iyo Bulshada rayidka. Aydoo la aacayo waxii ka soobay wa dahadalkii horay looyeeshay.
Maamulka Jubba-land iyo Hirshabeele ayagane muda loo kordhiyo si haanka geedi socodka looga wada qaybqaato.
Waxaan uleeyahay mudada 2 sano haloogu daro Dowlada dhexe iyo Maamulada Qaarkood waqtiga dhamaaday ama qilaaf kala dhexeeyo dowladala si loo dhameeyo qilaafka wadahal waxaa inuu kasoo baxaa goon lagu wada Qanacsanyahay ku dheehan tanaasul iyo Geedi soco dhamaytiran oo jaantuskiisa ku aadan howlaha 2 sano la qabanaayo.


2. Awood siin Gudiga Madaxabanaan ee Dooashooyinka.

Sida lawada ogyahay Doorashiidii dacday hoaantiin 2017 waxee aheed mid Dadan oo aanay Gudidi Doorashooyin Madaxanaan dowrka laga xayuubiye, haden iima muuqa ififaalo muijinaayo inay awood booxda u leeyihiin qabasho doorashada sababo la xariiro faragalin iyo gacan bidixeen kaga imanaysa Dowlada.
Waxaa laga maarmaar ah in Gudida ay qabtaan howlhan soo socda, ayagoo raaaya Dastuurka iyo sharciga doorashaa dalka aa dhawaan lameel mariya.
1. Diiwaan galin Xisbyo Rasmi ah
2. Diiwaangalina Codbiciyaasha
3. Go aamin Doorashada goor loo dareeraayo iyo goobaha ay ka dhici karto
4.
5.

Dhamaan qodabaa aan kor ku soo xusay iia muuqato in ay dhoorka bil ee ka harsan muda xileedka dowladan qabsoomi karaan waa taa sabab aan uleeyahay muda ko karsi leesku waa qafsanyahay halasiiyo dawlada dhexe iyo D.Gobaleedyada hada leesku hayo.
Ayadoo laga eega dhowr dhican dantan Dalka iyo Dadka, waxaa lada soconaa bushada soomaaliyeed inay ka daashay nidaamka doorasho ku saleesan Qabiilka.
Doorasha ee shacaka soo doortaan wakiilada ku matalaayo baarlamaanta ayaa looga bixikaraa hanaanka soo ragaadiye dowladnida Soomaaliya in ka daban rubac Qarni.

3. Dagaalka Al-shabaab.

In ka badan 13 sano ayaa daagaal kala dhexeeye dowladhii wada soomaray iyo Dagaalamaaasha Al shabaab wax ka soo naasa cadaadatne mahan oo aan ka aheen in kumaan Soomaali aha waxyeelaka ka soo gaarto. Hadaba ma isleedaa waxaa lajoogaa waqti wax walbo wa dahal lagu soo dhameenlahaa ileen laka adkaawaaye, waxaa rajeenaa hadaa siyaasada ku heshiiyaan Sitaasiinta ku hardamaayo ina agu qancikaro uturka al shabaab wada hadal mira dhal noqo Soomaaliya u hor seedo hanaa qucan, barwaaqro iyo baraaro.

Gunaada.
Ugu horeen waxaa ka afeefanaa faadan inaa ku Mucaaradeenin ama ku taageerin Qof, Koox, Dowlad iyo Xisbitoona, balse aan cabiraayo Fakarkayga iyo sida Dalka iyo Dadka loosamata bixinlahaa.

GOOL IYO GOBAMIMO

W/Q: Cumar Max'ed
Faruck

WABI LAAHI TOWFIIQ.

Comments

Popular posts from this blog

Cilmiga Falag(Xidigis)

Cilmiga Falag(Xidigis) Qaybya 2AAD

Sooyaalka Magaalada Xamar