إذا كنت بالله مستعصمافماذا يضيرك كيد العبيد
إذا كنت بالله مستعصمافماذا يضيرك كيد العبيد.
🚫 Baryahaan waxaa soo batay dad badan oo culumada muslimiinta ah u gafaaya.
ANIGA OO TAAS KA DUULAYA WAXAAN SOO JEEDIN LAHAA 2DAAN TALO.
1. Talada 1aad. (waxaan u jeedinayaa dhamaan umada soomaliyeed).
- Dadwaynoow ka digtoonaaada Nooc kasta oo dulmi ah oo ka dhan ah Culimada.
-Waa kuwii anagoo mugdi ku socona gacanta na qabtay oo na tusay xaqqa.
-Waa kuwa har iyo habeen waqtigooda galiya, u dhafra, xaasaskooda iyo caruurtooda aan waqti u helin si uu guto amaanadii Rasuulka "SCW" nawada saraay.
2. Talada 2aad. (Waxaan u jeedinayaa dhamaan culimada soomaaliyeed).
- Inkastoo aan lahayn cilmi igu filan balse waxaan jecleystay inaan taladaan Culimadeena aan jecelnahay la wadaagno meelkasta oo ay joogaan.
-Taladu waxa ay tahay dhamaanteen waxaan nahay muslimiin alxm Suniyiin alxm( inkastoo baryahaan Shiico soo ifbaxday iyo kuwa sheeganaya Christianity Wal-ciyaadu Bil-Laah).
Marka laga reebo intaa kaliya waxaan ku kala duwanahay afkaar diimeed ( mas'alooyin gaar ah oo ku saleesan furuuxda ayada Asal midyahay), Hadii midkiin uu damco inuu saxo mas'alo Sheikh kale ka Simbiriraxatay( ka hoos baxday fahamkeeda) Yuusan ku faadeexeeynin, oo yuuna durin Sheikha kale Ee ka hor inta uusan dadka la wadaagin ha yeelo sidaan.
-Shiikha kale la xiriir haba kugu adkaatee.
-Kana hubi fahamka mas'alada iyo in uu yiri.
-kana niqaasha (dooda) Mas'alada si tartiib oo suubana ugu nasteexeey.
-Hadii uu ku qanco u mahadceli isla asagiina mar kale dadkii hala wadaago Mas'alada saxda ah iyo in uu markii hore si kale u fahmay Asagoo ku daraya mahadcelinta walaalkii u nasteexeeyay. Arintaas waa na farxad galinaysaaa annaga.
-Hadii uu ku qanci waayo oo aadna haydo Xaqiiqda mas'alada iyo saxnaashaheeda umada la wadaag adigoo cidna duraynin, cidna fadeexeysanaynin.
-Wixii aan qalday iga saxa.
-Wixii aan ka tagay ku dara.
▶️ LA WADAAG FARIINTAAN asxaabta kugu xiran Aragtida wanaagsan oo dadka waxtarta Ajar ayaad ka helaysaaa.
W/Q bartiis Facebook ki qoray
🖋🖊🖊OSMAN HASSAN HUSSEIN.
👉https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1992461464232064&id=754633118014911.

Walhi waa layaab hadii culumada fakan weysay
ReplyDelete