Firiin Caafimaad
🤦♂️Bukaan: ditoore waan welwelsanahay xalay oo idil ma seexan?
👨⚕️Dhakhtar: haye, sidee laguu hayaa, maxaa dhacay?
Bukaan: madaxa ayaa i xanuunayo, matagne waan leeyahay?
Dhakhtar: Welwelka maxaa keenay oo hurdada kuu diiday?!
Bukaan: Internetka ayaan ka baaray sida la ii hayo, kadibne cudur halis ah oo qaabka la ii hayo u eg ayaa ii soo baxay, marka ditoore computer iga saar madaxa, inay buro igu taallo ayaan u malaynayaa....!!!
______________________________________
Bukaanow, haddii aad xanuunsan tahay, fadlan dhakhtarka u tag inta aadan internetka soo marin, sababtoo ah taasi waxay kugu abuuri kartaa welwel iyo shakki badan.
Mahadsanid
Xaquuqda Qoraaka waxaa leh:somdoc
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1354008941389520&id=267758590014566.

Sax is true
ReplyDeleteKeep going egneer oma
ReplyDeleteMasha allah waa fariin muhiim ah. Aniga ayay igu dhacday sheekadaan oo kale, marka shakiga in laiska ilaaliyo ayaa wanaagsan. Si aadan u walwalin.
ReplyDeleteMahadsanidiin asxaabta
ReplyDelete