Go'aan Dag Dag marnaha ha qaadan

Koox dhakhaatiir👨‍⚕️👨‍⚕️👨‍⚕️ ah oo shaah ☕ku cubayay maqaayad jidka agtiisa ku taalla ayaa arkay nin dhutinaya🚶‍♂️.

Nin dhakhaatiirtii kamid ah ayaa yiri: jilibka (lowga) bidix ayuu ka socon la’yahay, xanuunka ku dhaca is goysyada jirka ayaa haya.

Midkii labaad ayaa yiri: waxa xanuunaysa Reys ma gaartada (rays ma daarto) halkaasina waa ay xanuun kulushahay.

Kii saddexaad ayaa yiri: murkacasho yar ayaa lugta ka gaartay.

Dhakhtarkii afraad ayaa yiri: fiiriya; ninku lugta kor uma qaadi karo, waxa ay ilatahay in uu neerfaha hoose ka buko.

Midkii shanaad ayaa yiri: sida aan qabo aniga ninka barbar dhan ayaa howl-gab ah oo aan shaqaeyneyn.

Inta uu kii lixaad hadlin fikraddisana sheegin ayuu ninkii u imaaday dhakhaatiirtii, waxana uu weydiiyay:
kabo⛸tole meelahan ma ka dhowyahay, kabtaa iga go’an oo aan ku socon la’ahaye.
😁😁😁😁
Maxaa kaaga baxay?


W/Q: Cumar Max'ed
    Faruck

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Cilmiga Falag(Xidigis)

Cilmiga Falag(Xidigis) Qaybya 2AAD

Sooyaalka Magaalada Xamar