Nooceyada Hablaha (Haweenka)
Halka waxa laga soo koobayaa Dabeeca kala duwan ee Bini-aadamka leeyihiin gaar ahan Dumarka.
1. Afar ilmo
Af-taag
Gafuur-taag
Gacan-taag
Lug-taag
2. Meerto
3. Riinto
4. Dhamo (Dhamays)
1.
Af-taag:
Waa Dumar mid mar waliba Saygeeda (Ninkeda) marun iyo qaylo la hortaagan.
Gafuur-taag:
Tani waa nooce ka mid ah dumarka marwalo qanaaxsan iyadoo wax laga bixi eysan jirin.
Gacan-taag:
Waa mida xilli walo dagaal jogta ah kugu haysay, marar qaab adiga la kaftaayo ayeeba dagaan kuu jawaabe.
Lug-Taag:
Waa qof marwablo jiiifa danaheed iyo tan qoyskeed seegtay, marwalbo waxay ki jirtaa hurta aan dhamaad la heen.
2. Meerto:
Waa qof meel walbo taga ama ka muuqda halooya yeeto ama yaa looga yeeran.
Aadanaha oo idil way kal duwantahay Dabeecada, hasa aheed dumarka kuma qurxano tani.
3. Riinto:
Noocan hablaha waa kuma goor walbo calaacal iyo Cataaw ku jira ha ahaa mid ay gar uleedahay iyo iska yeel-yeel.
4. Dhamo (Dhamays):
Waa mid le ee ugu jirta dumar taa oo EEBE ku ma naystay Dabeecad, Xishood iyo Xilkasnimo.
Gabo gabo
Dabeecad iyo la dhaqanka dadkale waa wax loo dhashay iyo wax kas ban karo sida inaa ixtiraam qadarin gaar ah siisid inta aa wax idin kaale dhexeeyo.
Xiriir kaala dheexo dadka intiisa kale waxaa wa naaji waxa yaa bana soo socda:
1. Cawif qof walbo ku Qalad kaagalo.
2. Dhoolo Cadeen ama inaa wajiga furan ku qaaabisho.
3. Ixtiraam u qalmo sii.
W/Q: Cumar Max'ed
Faruck.
WABI LAAHI TOWFIIQ.

Dumar ka xaqoda alla siyay ee yeeradin xaq ee laheen
ReplyDelete