Shirka Djabuuti
War murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wada hadalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.
1 Hogaamiyayaashu waxay aqoonsadeen kaalinta muhiimka ee Jamhuuriyadda Djibouti kaga jirto nabadaynta Gobolka Geeska Afrika.
2 Waxa la isla gartay in muddadii ka horaysay shirkan taariikhiga ah ay dhaceen dhawr wareeg oo wada-hadallo ah balse aan midho dhalin.
3 Madaxweynaha Somaaliya iyo Madaxweynaha Soomaaland waxay isla garteen in guddi farsamo oo ka kooban labada wefti ay dib u bilaabaan wada-hadalladii labada dhinac, sidoo kale ay daba-galaan heshiisyadii iyo arrimihii hore loogu heshiiyey ee aan fulin.
4 Waxa ay labada dhinac ku heshiiyeen in aan la siyaasadayn gar-gaarka dhinaca horumarka iyo maal-geshiga.
5 Shirku waxa uu soo jeedinayaa in Djibouti noqoto goobta Shirarka Farsamo ka qabsoomayaan.
6 Waxa la isla gartay in muhiimadda u saraysa ay leedahay danaha labada shacab ay ahaato xuddunta wada hadallada labada dhinac.
7 Shirku waxa uu ku boorinayaa dhammaan ururada gobolka, qaaradda iyo caalamkaba in ay isugu geeyaan taageeradooda wada hadalladan.
Su'aala midan ila leeswaydiiyo
1. Shirkan Muxuu kaga dubanyahay Shirarkii hore u qabsoomay?
2. Waqti shirka ku soo aaday ma yahay waqtigii Mudanaa?
3. Go'aamada shirka ka soo baxa ma noqan karaan kuwa la dhaqan galiyo?
Gunaanad
Midnimo ama kalatag horta go'aanka yaaleh ma siyaasiinta misa bulshada?
Qadiyada u dhaxay walaalaha labada Gobal ma waxaa ka wayn mida Siyaasiyeenta ka dax oogan oo ku saleysan dano gaar ah iyo nin jeclaysi, hada maxaa la gudboon wax garad, dhalinyarda iyo Aqoonahanad laba golab ee walaalaha ah.
Warka murtidiisa waxaa ku soo kooban inaanay Siyaasad iyo siyaasiyiinta na kala gaynin.
GOOL IYO GOBAMIMO
W/Q: Cumar Max'ed
Faruck.
WABI LAAHI TOWFIIQ.

1. Wax igu duban yahay shirka kale waa lisku racsan yahay kii hore liskuma racsanen
ReplyDelete2.haa uu mudan yahay in lagu soo aadiyo
Haa hadii lisku raacsan yahay oo qilaaf aan ka dhalan
1. Wax uu uga duban yahay shirka kale waa lisku racsan yahay kii hore liskuma racsanen
Delete2.haa uu mudan yahay in lagu soo aadiyo