Sheeko macalinkii Madaalada#1

Macallin Xalay oo dhan Qaad ku dhafray, ayaa Fasal soo galay. Ul ayuu Miiska soo saartay Ardaydiina waxa uu ku yiri: kii shanqar yar sameeyo, 10 Ul ayaan ku dhufanayaa, Kursigii ayuuna gadaal gadaal ugu seexday.


Ardaydii oo wada Aamusan iyo isagii oo khuurinayo ayuu Maamulihii Dugsiga oo Dul taagan ku soo toosay. Mar kaliya ayuu indhaha kala furay, kuna yiri Ardaydii: Ma fahamteen Qisada Asxaabul kahfi ee Qur’aanku noo sheegay.



W/Q: Cumar Max'ed
Faruck

WABI LAAHI TOWFIIQ.

Comments

Popular posts from this blog

Cilmiga Falag(Xidigis)

Cilmiga Falag(Xidigis) Qaybya 2AAD

Sooyaalka Magaalada Xamar