Maalmaha Xuriyda

🇸🇴Hambalyo Hamblayo Hambalyo🇸🇴

"Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma nusqaamow
Aan siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar".

Waa gabaygii Cabdulaahi Suladan Timacade ka bariye 26 june 1960 Beerta Xuriyada Hargaysa.

Maalinkaa wixii ka dambeeye waxaa Guud ahaan u curtay gayiga Soomaali Xuriyaa Niiwaac udgoon xambaarsan.
Wixii ka dambeeye Dowladihii Rayadja ahaa iyo Dolwdadii Milatariga waxaa lagalay Jahwareer dhanwalbo ee Nolasha.
Anigaa kala saaratnin Siyaasiyiin iyo bulshada qayba heeda kala duban in la mooda kalita maallaha Xuriyada inaynu nahay Dad Muwaadiniin ah wadan kooda jecel.
Marka aa idlaatoo Maalmaan mudan in la xuso waxaa arkaysaa Dadkii shalay wada qiireesnaay inay kala tageen qola walbo qabiilkeed ama danteed gaarka ka hormarinayso danta Guud ee wadan.

GOOL IYO GOBAMIMO

W/Q: Cumar Max'ed
Faruck

WABI LAAHI TOWFIIQ.

Comments

Popular posts from this blog

Cilmiga Falag(Xidigis)

Cilmiga Falag(Xidigis) Qaybya 2AAD

Sooyaalka Magaalada Xamar